1. Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh).
2. Waana Sayid (deeqtoon).
3. Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin.
4. Wax la mid ahna ma jiro.